Xarunta Safaaradda Mareykanka ee Magaalada Muqdisho ayaa war kooban ka soo saartay bannaanbaxyada rabshadaha wata ee maalmihii ugu dambeysay ka socday Magaalada...
Kooxo burcad hubeysan ayaa toogatay Cismaan Aadan Sheekh Buule, oo kamid ahaa dhallinyarada Soomaaliyeed ee goobaha Ganacsi ku leh dalka Koonfur Afrika....
Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa maalintii shanaad oo xiriir ah ka socda banaanbaxyo waaweyn oo ay dhigayaan inta badan...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay qalalaasihii ka dhacay magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, oo ay ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool...