Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka hadlay rabshadihii ka dhacay Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool...
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa si kulul uga hadlay xasuuqa ay ciidamada Booliska Maamulka Somaliland ay ka geysteen magaalada Laascaanood ee Xarunta...
Banaanbax looga soo horjeedo dilalka qorsheysan ee loo geysanayo Hal-doorka iyo shacabka magaalada Laascaanood ayaa ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa ka hadlay xaaladda amni ee caasimadda Muqdisho oo biryihii dambe...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2023 oo Todobaadkii tagay ay ansixiyeen Baarlamaanka Federaalka...