Waxa lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdisho shir u dhaxeeyey wasiirrada maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya, dowlad goboleedyada dalka iyo Maamulka gobolka Banaadir. Shirkan...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo saacadihii lasoo dhaafay Injineero ka tirsanaa shirkad dhismo lagula beegsaday...
Banaanbax ballaaran ayaa Maanta oo khamiis ah waxaa lagu wadaa inuu ka dhaco magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, gaar ahaan Garoonka kubada...
Waxaa saaka oo khamiis ah xiran inta badan waddooyinka muhiimka ah ee ku yaalla magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, iyadoona loo diidayo...
Ugu yaraan hal askari oo ka tirsanaa Ciidanka Nabadsugidda ayaa ku dhintay kadib is-rasaaseyn kooban oo goordhow ka dhacday nawaaxiga Garoonka Diyaaradaha...