Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta faah faahisay halka uu marayo dagaalka dhaqaale ay dowladda kula jirto dagaalamayaasha Al-shabaab, kadib shir jaraa’id uu...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) oo maalmihii lasoo dhaafay...
Wararka aan ka heleyno degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug ayaa ku warramaya in degmadaas ay inta badan isaga baxeen dagaalamayaashii Al-shabaab oo...
Ciidanka Booliska saldhigga degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay labo nin oo hubeysan oo loo heysto inay dhac...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar loo adeegsaday Bam-gacmeed oo lagu qaaday gaari ay saarnaayeen qaar kamid ah haweenkii ka qeyb...