Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga...
Wafdi uu hoggaaminayay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta gaaray Magaalada Jabuuti ee Caasimada Jamhuuriyada Jabuuti, iyagoona halkaas...
Magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta waxaa gaaray wafdi hordhac u ah safar Madaxweynaha dowladda Federaalka...
Diyaarad Rakaab oo ay la socdeen 72 qof ayaa Maanta goor horey ku burburtay Galbeedka caasimada dalka Nepal ee Kathmandu. Diyaaradda ayaa...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, ayaa maanta xukun ku riday Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Illaalada deegaanka, kaas...