Dagaalamayaasha kooxda Al Shabaab ayaa dib ula wareegay degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud, ka dib markii ciidammada Itoobiyaanka ee halkaa ku sugnaa...
Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay Doorashada Madaxwaynaha Maamulka Galmudug, Waxaana sidoo kale, wasiirka dastuurka iyo dib u hishiisiinta Galmudug uu dowlada federaalka...
Abwaan Hurre Dabayl ayaa gabay ku Karbaashay beesha Dhulbahante, gabaygan ayaa ka Tarjamaya sida aysan u rabin inay isxukumaan, u hogaansamaan nin...
Illaa 10 ruux ayaa ku geeriyootay, 5o kalena waa ay ku dhaawacmeen labo qarax oo ka dhacay xarun tareen dhulka hoostiisa laga...
Ismaaciil Cabdi Aadan ayaa xalay hal mar ku wada aroosay Beeyo Liibaan oo ku dhaw Degmada Arabsiiyo ee galbeedka Magaalada Hargeysa Samsam...