Waxaa dhowaan magaalada Muqdisho Tababar loogu soo xidhay Ciidamo ka tirsan Kumaandoosta Soomaaliya, Waxayna Halkaasi kusoo bandhigeen Tababarka ay Qaateen. HALKAN RIIX...
Ciidamada Nabad sugida maamulka Galmudug ayaa xoog kusoo furtay 8-bad maax oo u dhashay dalka Hindiya, kuwaa ay dhawaan afduubteen Kooxo burcad...
Waxaa shalay la dareemay isbedel ku yimid mid ka mida balanqaadyadii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Shalay gelintii danbe ayaa madaxweynaha loo...
Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo xiran dareyska ciidanka Milateriga ayaa ka qeyb galaya munaasabada 12-ka April...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaaldegaya sanad-guuradii 57-aad ee aasaaskooda, cabsi dateed waxaa xiran isu socodka waddooyinka Muqdisho taasi oo...