Madaxda ugu sareysa dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay madaxda maamul goboleedyada dalka ka jira, waxaana la filayaa in Madaxda soo gaaraan...
Waxaa goordhaw garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degay Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed , oo xilkaasi...
Wabiga Shabeelle ayaa mudo 4 Bilood kadib waxa uu soo gaaray Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose, sida ay xaqiijiyeen dadka halkaasi...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Xildhibaan Dr. C.raxmaan Ducaale Bayle ayaa Khudbad Cajiib ah ka jeediyey Munaasibadii loo qabtay Sanadguurada Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed,...
) Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa sheegay in safarkii uu ku tagay dalka Imaaraadka Carabta uu ahaa mid guul weyn u soo hooyey Puntland...