Faysal cali waraabe oo tuurta saartay Calanka Soomaaliya kana qayb galay xaflad lagu maamuusayo Midnimada & Qaranimada Soomaaliya HALKAN RIIX VIDEO DAAWO
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad ka jeediyay shirka Doha Forum ee looga hadlayo arrimaha siyaasada, dhaqaalaha, xaaladaha gobolka iyo...
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxa uu ka hadlay qaabka ay ku shaqeeyaan Ciidanka Dowladda iyo waxyaabaha ay...
Waxaa soo shaac baxay khilaaf weyn oo ka dhex qarxay Agaasimaha Madaxtooyada Villa Soomaaliya Abuukar Daahir Cismaan (Abuukar Baale) iyo ku xigeenkiisa,...
Maamulka Somaliland ayaa faah-faahisay sida loo kala qeybsaday faa’iidada kasoo baxeysa dekedda magaalada Berbera. Maalmihii lasoo dhaafay waxa magaalooyinka Somaliland aad loo...