Ramadaan Mubaarak. Allah (swt) waxaan ka baryayaa in Ramadaanteenan uu ku dhigo midii ina anfacda. Inaka iyo dadkeenana tii ka faa’idaysta Allah...
Wasiirka arrimaha dibadda maamulka Soomaaliland oo waraysi Khaas ah siinayey Idaacadda VOA ayaa sheegay in magaalada Berbera oo ay Dowladda Imaaraadku Saldhiga...
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Geelle Ducaalle Xaaf ayaa Ciidamada Ammaanka degaanada maamulka Galmudug ugu baaqay in Adkeeyaan Ammaanka inta lagu gudajiro Bisha...
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in Maamulkiisa uu ku filan yahay dagaalka Kooxda Daacish iyo Al-Shabaab. Waxa uu...
Sarkaal hore uga tirsanaa sirdoonka dalka Mareykanka oo lagu magacaabo Brett Velicovich ayaa ugu deeqay ciidamada Booliska Soomaaliyeed diyaaradaha Droneska. HALKAN RIIX...