Gargaar caafimaad oo ka socda dalka Qatar ayaa maanta imaanaya magaalada Muqdisho, si ay qeyb uga noqdaan gurmadka caafimaad ee loo fidinayo...
Waxaa xalay fiidkii ka dagay magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga diyaarad siday dhaawacyada 35 ruux oo ka mid ahaa dadki si...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhambaallo tacsi ah waxaa soo gaarsiiyey hoggaamiyaasha qaar ka mid ah waddamada dariska iyo kuwa caalamka....
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa booqday Xarunta Gurmad Qaran oo ay ka socdaan hawlaha gurmadka iyo baadigoobka dadka lagu la’yahay qaraxii...
Maamulka Somaliland iyo xisbiyada siyaasadda, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaanay tacsi u direen shacabka ay...