Sheekh aadan siiro oo kamid ah Culimada magaalada Hargeisa ayaa Khudbadii maalintii Jimcaha ee shalay wuxuu uga hadlay Doorashadii ka dhacday Somaliland,...
Waxaa maalintii shalay aheyd xarigga laga jaray qeybta Baxnaanada Bukaanka Isbitaal Madiina ee magaalada Muqdisho oo ay dhowaan dib dhiskeeda maalgelisay Shirkadda...
Dowladda Boqortooyada Sucuudiga iyo isbaheysiga ka horjeeda dalka Qatar ayaa soo saaray liis cusub oo argagixisada lagu daray ururro Islaami iyo shaqsiyaad...
Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Maamulka Somaliland oo la hadlay Saxaafadda ayaa waxa uu sheegay in wakhtigan aan loo baahnayn wada hadalo dhex...
Illaa Kun askari oo ka mid ah howl galka AMISOM ayaa bisha soo socota ka bixi doona Soomaaliya, iyadoo lagu wado in...