Shacabka Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Doorashadii dhawaan ka dhacday Deegaanada Maamulka Somaliland taas oo madaxweyne loo doortay Muuse Biixi Cabdi. HALKAN...
Waxaa laga Dareemayaa dhaqdhaqaaq Ciidan iyo Xiisad Colaadeed Bariga Gobolka Sool gaar ahaan Dooxooyinka Bixin ee Gobolka sool iyo Degmada Boocame Wadaagan....
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa goor dhow u magacaabay Wasiirka Gaashaandhigga Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo dowladdii hore Wasiir ka soo noqday. Digreeto...
Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo kulmay Xubnaha Xisbiga Kulmiye iyo Wasiiro ka tirsanaa Xukuumaddii Siilaanyo ayaa ka hadlay...
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiin Camey ayaa ka jawaabay eedeyn ay Beeshii ka dhalatay Gabadhii uu askarigu ku kufsaday Boosaaso ay...