Madaxweynaha DFS, ayaa la filayaa inuu berri subax u ambabaxo magaalladda Nairobi, halkaasi oo uu kaga qeyb geli doono Munaasabadda berrito lagu...
Warbaahinta taageerta ururka Al-Shabaab ayaa sheegay in ururka Al-Shabaab uu gacanta ku dhigey diyaarad wax basaasta ee ah nooca aan duuliyaha wadin...
Dhalinyaro tahriibayaal soomaali ah oo ku xiran xabsiyo ku yaalla dalka Liibiya ayay cabsi badan la soo deristay kaddib markii dhawaan ay...
Waxaa Mudo Magaalada Ceerigaabo Ka Soconaayay Shir Ay Beesha Habar Yoonis Uga Hadlayso Doorashada Ku shubashada ah Ee mMuse Biixi Cabdi Dhawaan...
Ra’iisul Wasaraaa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu ku magacaabey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashandhigga, kaasi...