Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa goordhaweyd lagu dhaariyey Munaasibad ka dhacday xarunta Madaxtooyada Maamulka Somaliland. Xafladda Caleema saarka ayaa...
Shirka Iskaashiga Islaamka OIC ayaa maanta ka furmaya magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, kaddib markii shirkan uu todobaadkii hore ku baaqay Madaxweynaha...
Aqalka Madaxtoyada Maamulka Somaliland waxaa hada ka socota qaban qaabada munaasabad ay xilka kula kala waregayaan Madaxweynaha cusub ee Maamulka Somaliland Muuse...
Madal loogu magac daray Talo Wadaag oo uu Guddoomiye ka yahay Ra’iisul Wasaare kuxigeenkii hore ee Soomaaliya Ridwaan Maxamed Xirsi ayaa maanta...
Prof. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynihii maamulka khaatumo oo Hargeisa ku sugnaa Mudooyinkan ayaa sheegay inuu Rabo Somaliland loo dhan yahay, Isagoona sheegay...