Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan oo khudbad ka jeediyay shirkii aan caadiga aheyn ee maanta isugu yimaadeen Madaxda Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa...
Muuse Biixi Cabdi Madaxwaynaha Cusub ee Somaliland oo maanta ka hadlayey magaalada Hargeisa ayaa sheegay in Isaga iyo Cali Khaliif Galaydh oo...
Magaalada Istanbul ee Turkiga waxaa ka furmay shir madaxeedka waddamada Islaamka oo ay kaga hadleen jawaabta ay ka bixinayaan go’aankii dhowaan madaxweynaha...
Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goor dhow ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2018, kaddib markii dood adag ay ka...
Madaxweynaha Maamulka Somaliland ee maanta xilka wareejiyey Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa khudbadii sagoontinta ee ugu danbaysay ka jeediyey Munaasibadii Muuse Biixi...