Xildhibaankan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdifitaax Geeseey ayaa waxuu xaqiijiyay in Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame uu dhaawac soo gaaray. Xildhibaanku...
Waxaa saaka xiran waddooyin dhowr ah oo halbowle u ah isu socodka magaalada Muqdisho, iyadoo saaka la soo dhoobay ciidamo fara badan...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa rasaas xalay saqda dhexe ka dhacday magaalada Muqdisho, gaar ahaan garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Wararkii ugu danbeeyay ayaa...
Waxaa magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya Shir uga Furmay Dhalinyarada Soomaaliyeed oo isaga yimid Guud ahaanba Gobolada dalka ee Waqooyi iyo Koonfur,...
Wararka ka imaanaya magaalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska Somaliland ay baadigoobayaan Fanaanka Nimcaan C/raxmaan Hilaac oo dhowaan...