Gudoomiyaha Guurtida ee Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa Isugu yeedhay Fadhi-dheg dheg ah Golaha Guurtida, Wuxuuna uga Warbixiyey Xaalada Colaadeed ee ka...
Waxaa maalmahan degan Siyaasada Soomaaliya ,waxaana warkooda la waayay Xildhibaano iyo Siyaasiyiin Dowlada Mucaarad ku ah kuwaa oo maalmihii lasoo dhaafay warkooda...
Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ka walaacsan collaadaha ka soo aloosmay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, ayaa ku baaqaysa in dhinacyada ku dagaalamaya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa lagu wadaa in uu maanta gaaro magaalada Qardho oo ka tirsan Puntland. Wafdiga...
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Gaas, oo shir jaraa’id ugu qabtay garoowe ayaa ka hadlay Duulaan Somaliland ku Qabsatay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool,...