Magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya ayaa waxaa lagu wadaa inuu Maanta ka furmo Shirweynaha 36-aad ee Madaxda Dowladaha xubnaha ka...
Ugu yaraan 3 dabley hubeysan ayaa lagu dilay weerar ka dhacay Xafiiska Taliyaha Boliska magaaladda Karachi ee dalka Pakistan. Dabley la tirsan...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in howlgal qorsheysan oo laga fuliyay deegaanka Afcad ee Gobalka Hiiraan lagu dilay in ka badan 50...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saaka oo sabti ah waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fulisay laba Askari oo ka tirsanaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu kaga qayb galayo...