Dowlada Sweden Ayaa U Diidey Viisaha Dal Ku galka Madaxweynahii Hore Ee Soomaaliya Xasan Sheekh maxamud,Iyadoona Aqbashay marti qaad Uu Ku tagi...
Haweenka iyo Shacabka ku dhaqan Deegaanka Darar-wayne ee Gobolka Sanaag ayaa ka hadlay Colaada deegaankaasi ka Jirta, iyo Dagaaladii dhiiga badan ay...
Ku dhowaad 90 ruux Tahriibayaal ah ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen Xeebaha Liibiya, kaddib markii dooni ay la socdeen ay ku...
Agaasimihii Hore ee Hay’ada Nabad Sugida Soomaaliya C.laahi Maxamed Cali Sanbalooshe oo dhowaan markii uu ku guuldaraystay Doorashadii Kursiga Xildhibaan isku badalay...
Waxaa caawa geeriyooday oo saacadii ka buuxsantay loona oofsaday xaga lagu wada danbayn doono gurigii rasmiga ahaa illaahay ha u naxariistee Garaad...