Magaalada Muqdisho gaar ahaan Dugsiga tababarka ciidanka Booliska Soomaaliye ee Jeneraal Kaahiye ayaa waxaa Maanta ka dhaceysa Doorashada kursiga tirsigiisu yahay 086,...
Wafdi ka socda Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa Maanta gaaray magaalada Hargeysa ee caasimadda Maamulka Somaliland, waxaana wafdiga hoggaaminayay safiir ku-xigeenka Mareykanka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo guddoomiyey Shirka Todobaadalaha ah ee Golaha Xukuumadda oo si qoto dheer looga hadlay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi xildhibaano ah uu hogaaminayo ayaa goor dhow ka...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan gaar ah ka yeeshay xaaladda Soomaaliya gaar ahaan dagaalka galay todobaadkii labaad ee ka socda...