Ilaalada Xeebaha ee Talyaaniga ayaa waxay shalay oo jicmo aheyd shaaciyeen inay 211 Muhaajiriin laga soo badbaadiyey meel 28 KM dhanka Koonfurta...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay howlgalo lagu dilay xubno ka tirsanaa Al-shabaab oo saacadihii lasoo dhaafay ciidanka...
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa kulan Dag-dag ah isugu yeeray shirka khamiislaha ee hoggaamada iyo fadhiyada madaxa...
Faah faahino ayaa laga helayaa qaraxyo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa Maanta ka kala dhacay degmooyinka Kaaraan iyo Wadajir ee Gobolkaan Banaadir,...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS, Xamse Cabdi Barre soo saaray go’aamo muhiim...