Ugu yaraan 16 qof oo 2 haween yihiin ayaa geeriyootay, halka ay dhowr kalena ku dhaawacmeen Qarax ka dhacay Suuq ku yaalla...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, waxaana kulanka shir...
Madaxdii hore ee dalka Soomaaliya iyo xubno siyaasiyiin ayaa si kasoo horjeestay qorshaha ay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku doonayaan inay muddo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Hamza Abdi Barre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilsay Danjiraha Dowladda Denmark u fadhiya Soomaaliya, Steen Sonne Andersen....
Kim Yo-Jong oo la dhalatay Hoggaamiyaha Kuuryada Waqooyi, Kim Jong-un waxay maanta oo talaado ah uga digtay Milliteriga Maraykanka isku-day kasta oo...