Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Amniga oo looga hadlay dar-dargelinta sugida Amniga guud ee dalka,...
Jugta qarax xooggan ayaa duhurnimadii Maanta laga maqlay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho, kaasi oo ka dhacay meel ku dhow Xarunta hay’adda...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa Maanta waxaa ay xukun adag ku riday Nin Al-Shabaab u qaabilsanaa qaadista qoriga RBG iyo rasaastiisa, kaasi...
Isimada dhaqanka ee Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray magacaabista Ergeyga gaarka ah ee Madaxweyne Xasan Sheekh u magacaabay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Cabdikariim Xuseen Guuleed Ergayga arimaha Somaliland. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in...