Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Haruuse oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta dowladda ayaa ka warbixiyay muhiimadda xiriirka diblomaasi...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda dhowaan u magacaabay Xasillinta...
Soomaaliya ayaa loo doortay qabashadda xilka Guddoonka waddamadda xubnaha ka ah hay’adda African Risk Capacity oo Ururka Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha...
Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kuwa kumaandooska DANAB iyo Gor-gor ayaa maanta oo jimco ah mar kale dib u qabsaday degmada Galcad...
Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, ayaa waxaa maanta oo jimco ah soo gaaray Wafdi uu horkacayo Wasiirka Arrimaha Dibedda dalka Finland Pekka...