Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa kulan dardaaran oo ku saabsan xoojinta Amniga Caasimadda la qaatay...
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta soo gaaray Wasiirka Arrimaha dibedda iyo horumarinta Iskaashiga ee Jamhuuriyadda Burundi Albert Shingiro iyo wafdi uu hoggaaminayo...
Golaha Isimada Dhaqanka ee Gobollada SSC-Khaatumo oo ay wehelinayeen Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Duqa Degmada Laascaanood, ayaa maanta...
Xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA ayaa waxaa maanta ka qabsoomay kulan deg-deg ah oo ay yesheen Guddiga gurmadka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada Nabadoon Cusman Macalin Axmed, Nabadoon Ibraahim Maxamed Cusman...