Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 137 Muwaadin oo ka soo cararay Dagaalada dalka Suudan ka socda ee u...
Maxkamadda ciidanka milatariga Somaliland darajadeeda koowaad ayaa Maanta oo Axd ah waxa ay xukun dil toogasho ah ku riday Dable Axmed Cabdi...
Safiirka dowladda Turkiga u joogay dalka Suudaan ayaa ka badbaaday Weerar iyo Howlihii Safaaradda dalkaas oo loo wareejin doono magaalada Port Suudan...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ku dhawaaqay go’aano ka dhan ah gaadiidka ka shaqeya deegaanada dhaca jiinka wabiga Shabeelle...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Kusimaha Wakiilka...