Dadweynaha Turkiga ayaa safaf dhaadheer ugalay saaka saacadu markeey ahayd 08:00. Doorashada Baarlamaanka iyo tan Madaxweynaha dalkaas ee xukumi doona 5-ta sano...
Wafdi uu hugaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mahamoud Moallim Abdulle ayaa maanta gaaray Magaalada Baladweyne oo uu ku fatahay Wabiga Shabelle....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Guddiga Tira-koobka, soo celinta, Qiimeynta iyo ka Talo-Bixinta Nidaaminta Hantida Qaranka....
Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag, ayaa waxaa habeenimadii xalay aheyd ka dhacay Banaanbaxyo rabshado watay oo looga soo horjeeday maamulka Somaliland...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay qaraarkii ay ansixiyeen Golaha Wasiirada Xukuumadda ee la-dagaallanka musuq-maasuqa iyo ilaalinta hantida...