Wararka aan ka heleyno magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa waxaa ay sheegayaan in Sarkaal ciidan oo horey usoo noqday taliye ku-xigeenkii...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno ka tirsan qoyskiisa ayaa Maanta safar qarsoodi ah ku gaaray dalka isutaga Imaaraadka...
Wasiirka wasaaradda maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan Magaalada Sharma Shiikh ee dalka Masar ayaa ka qayb...
Ciidanka Boolis Milataaro ee lagu wareejiyay amniga Muqdisho ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxa ay howlgal ka sameeyeen degmada howlwadaag ee Gobolka Banaadir,...
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa lagu wadaa inuu Maanta ka furmo shir u dhexeeya Wasiirada arrimaha Diinta iyo...