Taliska ciidamada Mareykanka qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa faah faahin kooban ka bixiyey duqeyn dhinaca cirka ah oo ay laba...
Saadaasha wareega labaad ee Doorashada Madaxweynaha ee dalka Turkiga ayaa u muuqata inuu Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan mar kale ku guuleysan doono....
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa taageeray doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee Puntland ee dhacaya 25-ka Maajo, xilli ay taagan tahay xiisad ka dhalatay doorashada...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa Maanta waxa ay xukuno dil toogasho ah iyo xabsi ku riday Askar ka tirsan ciidanka Booliska dowladda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...