Ciidanka ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wax yar kahor salaadii subax ee saaka soo gaba-gabeeyay weerarkii ku bilowday qaraxyada ee xalay fiidkii...
Jugta qarax xooggan ayaa dhowr daqiiqo kahor laga maqlay inta badan degmooyinka magaalada Muqdisho gaar ahaan xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis, qaraxa...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday tirada rasmiga ah ee ugu horreeysa ciidanka Midowga Afrika ee ATMIS ee laga saarayo dalka,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay ganacsato iyo madaxda Bankiga Ziraat oo maalgashi ku sameynaya dalka....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa shir guddoomiyay kulanka 22-aad ee Guddiga Joogtada ah Golaha Shacabka, kaasoo...