Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta ayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay dadkii ku dhintay weerarkii Qaraxyada ee habeenkii jimcihii lasoo dhaafay lagu qaaday...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiye ku-xigeenkii Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan Axmed Cusmaan Cabdulle (Axmed Inji),...
Waxaa xaalad daganaansho ah oo aan cago badan ku taagneyn laga dareemayaa magaalada Baraawe oo ay shalay illaa xalay ka socdeen dagaalo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb gelaya Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ayaa gaaray...
Guddoomiyihii Baarlamaanka Maamulka Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa galabta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii Guddoomiyenimo ee uu ka haayay Baarlamaanka Maamulka,...