Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Maanta ka qabsoomay...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo maanta daahfuraayey kalfadhiga 54 Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland ayaa halkaasi ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabaneeysa...
Wararka aan ka heleyno degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in saaka halkaas ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u...
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa dhammaan Dugsiyada Waxbarashada Gobolada Sanaag iyo Heylaan uga digtay inay Ardaydooda galaan Imtixaanka shahaadiga ah ee Maamulka Somaliland...
Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee AFRICOM General Michael E. Langley iyo wafdi saraakiil Mareykan ah uu hoggaaminaayay ayaa Maanta gaaray magaalada Kismaayo ee...