Xaalada magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad Goboleedka Puntland ayaa saaka dagan, kadib markii shalay dagaal xooggan uu ku dhexmaray ciidanka ammaanka maamulka...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyey dadkii shacabka ahaa ee ku naf-waayay dagaalkii ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad-goboleedka Puntland....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehelka dadkii ku geeriyooday isku dhacyadii maanta...
Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaal xooggan oo Maanta magaalada Garoowe ku dhexmaray ciidanka ammaanka dowlad Goboleedka iyo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka ahna kusimaha Madaxweynaha Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku baaqay in si degdeg ah oo shuruud la’aan...