Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ahna caasimadda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta waxaa gaaray wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Maxkamada Maxkamada...
Wakiilka gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing, oo ka hadashay kullankeedii ugu horeeyay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa si faah faahsan uga hadlay...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-gurdoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo looga hadlay Amniga Caasimadda iyo guud...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XJFS Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta furay Kulan Heerkiisu Sarreeyo oo looga hadlayo Xasilinta iyo...