Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa 15 sanno kadib, waxaa xalay lagu qabtay Mumasabadda qiimaha badan ee 26-ka June, iyadoo xalay...
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Bixii Cabdi ayaa xalay ka hadlay Colaada uu mudo ku dhow 6 bil uu ka wado magaalada Laascaanood...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Munaasabadda xuska sannad-guurada 63-aad ee markii calan Soomaaliyeed oo xor ah...
Munaasabada 26-ka June oo ah Munaasabad qiimo weyn ugu fadhida ummadda Soomaaliyeed ayaa waxaa ay ka mid tahay Munaasabadaha taariikhda dalkeena Soomaaliya...
Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa Maanta ka dhacday doorasho la sheegay in Madaxweynaha kumeel gaarka ah ee Hiiraan State...