Xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maanta maxkamadda Gobolka Banaadir horgeeyay garsoore ku eedeysan musuq iyo xatooyo xoolo dadweyne, sida lagu shaaciyay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay inaysan dowladda fulin karin ballan-qaadayadeeda ay horey u gashay haddii aysan helin taageerada...
Taliska Booliska Gobolka Nugaal ayaa beeniyay warar saacadihii lasoo dhaafay lagu faafiyay baraha Bulshada oo lagu sheegayay in dhaq-dhaqaaqyo ciidan iska soo...
Madaxweynaha JFS Xasan Sheikh Maxamud, Ra’isul Wasaare Ku-xigeenka XFS, Saalax Axmed Jaamac, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),...