Dab ka kacay suuqa tayeynta cusub ee magaalada Jigjiga ee caasimadda dhulka Soomaali Galbeed fiidnimadii dambe ee xalay ayaa geystay khasaare hantiyeed...
Taliyaha hay’adda Sirdoonka Kenya Nuuradiin Maxamed Yuusuf Xaaji ayaa goor-dhow ka soo dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Taliyaha hay’adda Nabad Sugida iyo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa magacaabay Guddi gaar ah oo kasoo talabixiya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran...
Waxaa magaaladda Minneapolis dacwad lagu soo oogay labbo wiil oo kamid ah dhallinyaraddii Soomaaliyeed ee qalalaasaha iyo rabshaddaha ka geystay magaaladda Minneapolis...
Agaasimihii Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda Fedeeraalka Soomaaliya C/qaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa shaaca ka qaaday inuu isk casilay xilkii...