Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa murugada la qaybsaday dadkii ku hanti waayay dabkii xoogganaa ee xalay qabsaday...
Maamulka Soomaali Galbeed ayaa faah faahin ka bixiyey khasaaraha ka dhashay dabkii xoogganaa ee xalay ka kacay Suuqa weyn ee ku yaalla...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo sabti ah waxa ay kulan caadi ah ku leeyihiin Xarunta Villa Hargeysa ee...
Dagaal u dhexeeyay ciidanka xoogga dalka, kuwa deegaanka ee macwiisleyda oo isku dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa waxa uu saaka ka dhacay...
Afhayeenka Wasaaradda arrimaha Dibedda ee dalka Sudan, Ambassador C/raxmaan Khaliil ayaa sheegay inuusan Madaxa Golaha KMG ee haya talada dalkaasi, Jeneral C/Fataax...