Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Dhaqanka Gobollada Sool iyo Sanaag...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaacisay in gacanta dowladda uu soo galay xubin sare oo ka tirsanaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxda Golaha Wada-tashiga Qaran ayaa si wadajir ah u qabtay war-saxaafadeed ay faahfaahin dheraad...
Malaayiin qof ayaa waxay Maanta oo Axad ah dooran doonaan Madaxweynaha cusub ee dalka Turkiga hoggaamin doona Shanta sano ee soo socota....
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa ka horyimid heshiiskii ay madaxda Golaha Wadatashiga Qaran wax ka bedel ugu...
Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhexeeyay madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamulada oo afartii maalin ee lasoo dhaafay ka socday magaalada...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa la kulmay Saraakiisha Ciidamada amaanka ee Howlgalka Ciiltire ka wada magaalada Caasimadda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle oo ka...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah la qaatay Danjiraha Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Larry André Jr oo...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Salah Jama, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare,...