Waxaa Maanta magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ka dhaqan galay Go’aankii laba bil kahor kasoo baxay Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ee ahaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda...
Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrimaha Doorashooyinka golayaasha degmooyinka Puntland ee 25-ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay madasha shirka Sharm El Sheikh ayaa ku nuuxnuuxsaday ahmiyadda ay leedahay in...
Taliska ciidamada Mareykanka qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa faah faahin kooban ka bixiyey duqeyn dhinaca cirka ah oo ay laba...
Saadaasha wareega labaad ee Doorashada Madaxweynaha ee dalka Turkiga ayaa u muuqata inuu Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan mar kale ku guuleysan doono....
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa taageeray doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee Puntland ee dhacaya 25-ka Maajo, xilli ay taagan tahay xiisad ka dhalatay doorashada...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa Maanta waxa ay xukuno dil toogasho ah iyo xabsi ku riday Askar ka tirsan ciidanka Booliska dowladda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...
Wararka aan ka heleyno magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa waxaa ay sheegayaan in Sarkaal ciidan oo horey usoo noqday taliye ku-xigeenkii...