Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkan oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah...
Dagaal u dhexeeyay ciidamo ka tirsan maamulka Puntland oo gelbinayay sanaadiiqda codbixinta dooradhada golayaasha deegaanka Puntland iyo ciidamo hubeysan ayaa xalay ka...
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa xalay laga soo dejiyay eedeysane dable Boolis Zakariye Cali Axmed Cosobow oo ku...
Doorashada Madaxtinimada dalka Turkiga ayaa loo dareeri doonaa wareegga labaad ee 28-ka bishan May, kadib markii uusan jirin musharrax helay ugu yaraan...
Shir heerkiisu sarreeyo oo heer wasiir ah ayaa maanta dhex maray dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, iyadoo shirkaas ay Soomaaliya uga qeyb galeen...
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda Gobolka Banaadir u gudbiyay shirkad Ajnabi ah oo lagu magacaabo Aumotaivte Managementa Service, taasi...
Ciidamo ka tirsan kuwa gurmadka Deg-dega ah ee RSF kana dagaalamaya dalka Suudaan ayaa bililqeystay Safaaradda dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku laheyd...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabadda Xuska aas-aaskii Dalladda Dhallinyarada Soomaaliyeed awgeed waxa uu ubax-dhigay tallada Halgameyaashii SYL oo...
Faah faahino ayaa soo baxaya qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah ee laga hago meelaha fog fog ee Remote Kontoroolka oo...
In ka badan 20% sanaadiiqda Cod-bixinta ee Doorashooyinka maanta ka dhacday dalka Turkiga ayaa la furay, sida laga soo xigtay Natiijooyin aan...