Maxkamadda ciidanka milatariga Somaliland darajadeeda koowaad ayaa Maanta oo Axd ah waxa ay xukun dil toogasho ah ku riday Dable Axmed Cabdi...
Safiirka dowladda Turkiga u joogay dalka Suudaan ayaa ka badbaaday Weerar iyo Howlihii Safaaradda dalkaas oo loo wareejin doono magaalada Port Suudan...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ku dhawaaqay go’aano ka dhan ah gaadiidka ka shaqeya deegaanada dhaca jiinka wabiga Shabeelle...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Kusimaha Wakiilka...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay ka hadlaayay masaajidka Madaxtooyada ayaa dhaliil weyn u jeediyay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland...
Milliteriga Dowladda Suudan iyo Kooxda Gurmadka Degdega ee ama RSF ayaa waxa ay shalay oo Jimco ahayd wakiilo u direen magaaladda Jeddah...
Faah faahino kasoo baxaya shil gaari oo aroornimadii hore ee saaka ka dhacay degaanka Yaka-yaka oo ka tirsan degmada Qardho ee Gobolka...
Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay guri qadiimi ah oo ku yaallay degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho oo kusoo...
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa guulo hordhac ah ka gaaray dagaal saakay ka bilowday inta u dhexeysa deegaannada Baardheere iyo Beerxaano oo ku...
Taliyaha Ciidanka lugta ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa ka hadlay howlgalo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa...