Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Saalax Axmed Jaamac, ayaa...
Shir heerkiisu sarreeyo oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo looga hadlayaay dardargalinta howlaha gurmadka Soomaaliya iyo...
Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey kulan deg-deg ah oo ay isugu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayay ayaa galabta gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, iyagoo halkaas...
Waxaa Maanta magaalada Muqdisho kazoo degtay diyaaradii ugu horreeysay ee sida Muwaadniin Soomaaliyeed oo kazoo cararay dagaallada xooggan ee ka socda dalka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa saldhiga Degmada Yaaqshiid ku kormeeray howlgal ay Ciidanka Booliska kusoo...
Magaalada Hargeysa ee caasimadda Maamulka Somaliland ayaa waxaa Maanta kulan ku yeeshay Odayaasha dhaqanka ee ka tagay magaalada Muqdisho iyo guddoonka Golaha...
Dagaal xooggan oo u dhexeeyay ciidanka xoogga dalka, kuwa deegaanka oo isku dhinac iyo Al-Shabaab ah ayaa waxa uu Maanta ka dhacay...
Muwaadin Soomaaliyeed ayaa dalka Koonfur Afrika ugu geeriyooday dhaawac halis ah oo kasoo gaaray rasaas ay ku fureen dabley hubeysan oo weerar...
Dagaallada ka socda dalka Suudan ayaa qaboobay ka dib markii ay ciidammada millateriga iyo ciidanka gurmadka degdegga ah ee iska soo horjeeda...