Wararka ka imaanaya Dalka Suudaan ayaa sheegay in dhinacyada isku haya dalkaasi ay ku heshiiyeen xabad joojin qaadaneysa muddo 24 saac ah....
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa mar kale Maanta dagaalamayaasha Al-Shabaab kala wareegay deegaanno hor leh oo ka tirsan Gobolka Hiiraan...
Dowladda Ingiriiska ayaa safiir cusub u magacaawday arrimaha Soomaaliya, kadib markii uu dhammaaday muddo xileedkeedii haweeneyda lagu magacaabo Ms Kate Foster oo...
Dagaalka u dhexeeya ciidamada Militariga Suudaan iyo ciidamada sida militariga u tababaran ee ay kala hoggaamiyaan Jeneraalada iska soo horjeeda ee ka...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo mar kale Maanta dhexmaray ciidanka deegaanka ee SSC iyo ciidanka Maamulka Somaliland oo...
Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan ururka41aad gutada 5naad Qeybta-27aad iyo ciidanka degaanka ayaa howlgal waxa ay saakay ka sameyeen inta u dhaxeeyso...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay wada-hadallo degdeg ah oo ay yeesheen Madaxda Dalalka Urur Goboleedka IGAD, kuwaas...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dagaalka xooggan ee maalintii shalay aheyd ka qarxay dalka Suudaan, kaasi oo...
Maalintii labaad dagaallo xoogan oo u dhaxeeya laba garab oo ka kala socda ciidamada Dalka Suudaan ayaa ka socda Magaalada Khartuum iyo...
Howlgal gaar ah oo ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreeynta deegaanka ay ka sameeyeen deegannada Ceel Qansax & Ceel Huyun...