Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa soo saartay digniin ku socota Shirkadda diyaaradaha ee ka shaqeeya dalka, kadib markii Maamulka hay’adda Duulista la...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay magaalada Muqdisho uga qeyb galay kulan la sheegay inuu ahaa mid su’aalo lagu...
Dagaalada ka socda gudaha Dalka Sudaan ayaa galay todobaadkii saddexaad, iyadoo dhinacyada isku haya dalkaasi ay weli wadaan dagaallo xoogan ,oo meesha...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 123 Muwaadin oo ku xanibnaa dalka Sudan kuwaas oo u badan Ardey, 78...
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta kullan muhiim ah la qaatay Safiirka Midowga...
Safiir ku-xigeenka safaaradda Soomaliya ee dalka Suudaan Amb Axmed Cabdi Xasan faah faahin ka bixiyay tirada Soomaalida ee kasoo carartay dagaallada xooggan...
Ciidanka kumaandooska DANAB ee xoogga dalka ayaa saacadihii lasoo dhaafay Al-Shabaab kala wareegay tuulada Ceel-Cali-godle oo hoostagta deegaanka Ceel Cali Axmed ee...
Madaxa Golaha Milliteriga ee haya talada dalka Suudaan, Jeneral C/Fataax Al-Burhan oo wareysi khaas ah siiyey Telefishinka Al-Hurra ayaa sheegay inuusan aqbalo...
Madaxweynaha Soomaali Galbeed Mustafa Muxumed Cumar Cagjar ayaa xalay Magaalada Addis Ababa kulan kula qaatay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya madaafiic culus oo Maanta ciidanka maamulka Somaliland ay ku garaaceen gudaha magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka...