Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Dowladda Indonesia u qaabilsan Soomaaliya, Dr. Maxamad...
Guddiyo ka kala socda Milliteriga dowladda Suudaan iyo kuwa Gurmadka Degdega ee RSF ayaa waxa uu weli kulan uga socdaa magaalada Jeddah...
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xalay soo gaaray Muwaadiniin Soomaaliyeed oo farabadan, kuwaasi oo kasoo cararay dagaallada xooggan ee weli kasii socda gudaha...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ololihiisa doorashada ka wada degaano ka tirsan gobolka Mudug ayaa si dadban ugu jawaabay...
Banaanbaxyo rabshado watay ayaa Maanta ka dhacay magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal, kaasi oo ay dhigeen inta badan dadka deegaanka oo...
Ciidanka Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa shaaciyay in la fashiliyay 6-dii bishan May shabakad ka tirsan Al-shabaab oo doonayay inay...
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Abdikarim Hussein Guled ayaa maanta kullan la qaatay Agaasimaha Bariga iyo Geeska...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 137 Muwaadin oo ka soo cararay Dagaalada dalka Suudan ka socda ee u...
Maxkamadda ciidanka milatariga Somaliland darajadeeda koowaad ayaa Maanta oo Axd ah waxa ay xukun dil toogasho ah ku riday Dable Axmed Cabdi...
Safiirka dowladda Turkiga u joogay dalka Suudaan ayaa ka badbaaday Weerar iyo Howlihii Safaaradda dalkaas oo loo wareejin doono magaalada Port Suudan...