Hoggaamiyayaasha dalalka xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta ayaa waxay maanta oo Jimco ah kulankoodii 32-aad ku leeyihiin magaalada Jeddah ee Galbeedka...
Isimada Dhaqanka SSC ayaa shaaca ka qaaday inay u istaageen xal u helista xiisada siyaasadeeed ee ka taagan Puntland ee u dhexeeysa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan la yeeshay Golaha Dhaqaalaha Qaranka, kaas oo looga hadlay qodobada mudnaanta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saqdii dhexe ee xalay gaaray magaalada Jidda ee dalka Boqortooyada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay dhaqan gelinta shuruucda Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo la jaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Dooxa ayaa Qasriga Madaxtooyada dalkaas kulan kula...
Ciidanka Gurmadka Degdega ee RSF ayaa lagu eedeeyey inay geysteen falal kufsi ah, sida lagu sheegay Warbixin ay soo saartay Hay’ad Maxali...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Xukuumaddu ay xoogga saareyso la dagaallanka musuqmaasuqa. Ra’iisul Wasaaraha oo...
Qarax miino lagu soo xiray gaari nooca raaxada ah ayaa duhurnimadii Maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya gaar ahaan kasoo...
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta soo saartay amar waaran ah oo lagu soo qabanayo siyaasiyiin xilal kala duwan kazoo qabtay maamulka Puntland,...