Ciidamada sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka iyo kuwa Mareykanka ayaa howlgal qorsheysan waxa ay ka fuliyeen inta u dhaxaysa deegaannada Ugunji iyo Mubaarak...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciidda, kumannaan ka mid ah shacabka Soomaaliyeed, masuuliyiinta...
Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho iyo Gobolada dalka ayaa maanta waxaa ka socda dabaaldegyo loo sameynayo maalinta 1-aad ee Munaasabada ciidul Fitriga,...
Inta badan dalalka Islaamka ayaa maanta waxaa u billowday dabbaal-degga maalinta 1-aad ee Ciidul-Fitriga, kaddib markii oo khamiis ah ay aheyd 29-kii...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Munaasabadda Ciid Fidriga 1444 ee sanadka Hijriga u diray guud Ummadda Muslimiinta, gaar...
Sacuudiga oo looga dhawaaqay Ciidda, lagana arkay bilashada Bisha Shawaal Dowladda Sacuudiga ayaa maqribnimadii Caawa ku dhawaaqday inay berrito oo Jimco ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar-galinaya halganka dalka ka socda ayaa maanta booqday Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho...
Ciidanka Booliska ee Gobolka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay haweeney xaday Canug yar oo umul ah, kaasi oo dhalnaa 13 maalin, waxaana...
Waxaa Maanta la xiray qaar kamid ah waddooyinka waaweyne ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana la geeyay Ciidamo farabadan oo isugu...
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka qabsoomay Shir looga hadlaayay amniga caasimadda dalka ee Muqdisho, waxaana kulanka shir guddoominayay Wasiiru dowlaha Amniga...