Qarax xooggan oo loo adeegsaday Mooto Bajaaj ayaa saaka oo Axad ah ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana laga helayaa faah faahino dheeraad...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay isku-dhacyada hubaysan ee u dhexeeya Ciidamada iyo Xoogagga...
Magaalada Khartuum ee ee caasimadda dalka Suudaan ayaa waxaa ka socda dagaal u dhaxeeya Ciidamada Milateriga iyo kuwa Gurmadka Dag-daga ah, dagaalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayay ayaa gaaray magaalada Jidda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya. Ra’iisul...
Ciidanka xoogga dalka oo kaashaanaya ciidanka deegaanka ee macwiisleyda loo yaqaano ayaa maanta oo sabti ah waxa ay la wareegeen gacan ku...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa kooxo hubeysan oo saacadihii lasoo dhaafay nin ganacsade ahaa ku dishay magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Addis Ababa uga qeybgalay shirka saddex-geesoodka ah ee dalalka Soomaaliya, Talyaaniga iyo...
Wafdi ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Wasiirka Maaliyadda Dr. Elmi Mahamoud Nur ayaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka uga...
Xogheyaha guud ee Qaramada Midoobey António Guterres iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa maanta magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, waxayna booqasho ku...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya, Cabdalla Binu Saalim Al-nuceymi. Kulanka...